Month: August 2019
Somali News

Puntland oo maanta u dabaal dagaysa 1 agoosta.

Garoowe-KNN-Maamulka Puntland ayaa maanta waxaa uu u dabaal degayaa Sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay Puntland oo ku beegan 1-Agoosto.

Read More
Somali News

Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiishiinta Galmudug oo sheegay inaan shir lagu qaban karin Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Guddoomiyaha guddiga  qaban qaabada shirka dib u heshiishiinta beelaha Galmudug Cabdiraxmaan  Macalin Cabdullaahi Baadiyow  oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in aan.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-08-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Amaanka Xarunta Gobalka Banaadir oo la adkeeyay

Muqdisho-KNN-Maamulka gobolka banaadir ayaa ka hadlay amniga xarunta dawlada hoose ee Xamar, waxaana ay sheegeen in si wayn loo adkeeyay amniga xarunta oo.

Read More
Somali News

Faahfaahin:- Nabadoon xalay lagu dilay Kismaayo.

Kismaayo-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay  Magaalada Kismaayo ku dileen Suldaan Rashiid Dhure oo ka mid ahaa salaadiinta Dhaqanka ee magaaladasi sida weyn.

Read More
Somali News

Cuna qabateyn lagu soo rogay wasiirka arrimaha dibaada Iran.

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay wasiirka arrimaha dibadda Iran Mohammad Javad Zarif. Cunaqabateynkan ayaa wuxuu saameynaya dhammaan hantida uu Mr.

Read More