Month: August 2019
Somali News

Taliyaha Guud ee AMISOM oo la kulmay Madaxa Xukuumadda Galmudug

Muqdisho-KNN-Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Saraakiil kasocota AMISOM Saraakiishan oo uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidamada AMISOM.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (30=08=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News Uncategorized

Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan CabdiXakiin oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho-KNN-Xildhibaan CabdiXakiin Macallin Axmed oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug Xildhibaanka iyo.

Read More
Somali News

Booliska Kenya oo Sheegay in ay Toogteen Xubin ka tirsan Al Shabaab

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliska Dalka Kenya ayaa waxa ay sheegeen in ay aroornimadii hore ee maanta ay toogasho ku dileen Nin la sheegay in uu.

Read More
Somali News

CXD oo Sheegay in Al Shabaab kalasoo wareegeen Deegaanno Hor leh

Muqdisho-KNN-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxa ay sheegeen in ay hawlgallo ay ka sameeyeen qaybo ka tirsan Jubbada Hoose ay kula wareegeen Tuulooyin.

Read More
Somali News

Isbaheysi ka dhan ah Israa,iil oo bilaabanaya

Xildhibaan Mansuur Al-Bowji ayaa ku eedeeyay Milatariga Isreal weeraro maalmihii la soo dhaafay lagu qaaday baro ciidan oo ay ku sugnaayeen malaashiyo gacan.

Read More
Somali News

Ciidammada Hindiya oo lagu eedeeyay jirddil ay u geysteen shacabka ku nool Kashmiir

Muqdisho-KNN-Tiro kamid ah shacabka ku nool deegaannada dhaca koonfurta gobolka Kashmiir ayaa ku eedeeyay ciidammada ammaanka Hindiya inay jirdil iyo tacaddiyo u geysteen..

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (30-08-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Faadumo.

Read More
Somali News

Taliyaha Guud ee AMISOM oo gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Waxaa magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug si diiran loogu soo dhaweeyay Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM Mr Tigabu Yilma.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Bankiga Addunka

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Yokohama ee dalka Japan waxa uu kula kulmay ku xigeenka Madaxweynaha Bankiga Adduunka.

Read More