Day: September 26, 2019
Somali News

Askari dil ka geystay Beledweyne oo maanta xukun lagu riday

Beledweyne-KNN-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya qeybta 27aad ayaa Maanta waxaa ay soo geba-gabeysay dil qof Shacab ah loogu geystay duleedka Magalada Baladweyne.

Read More
Somali News

Uhuru Kenyatta oo New York ka sheegay in wadahadal lagu dhameeyo muranka Badda ee kala dhexeeya Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta oo khudbad ka jeedinayay shirka shirka golaha guud ee qaramada midoobe ee ka socda Magaalada New York ayaa.

Read More
Somali News

Banaanbax kale oo ka dhacay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo

Muqdisho-KNN-Banaan  looga soo horjeedo xariga Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Maamulka Jubbalnad Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa isna  maanta waxaa uu ka dhacay degmada.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo guddoomiyaasha degmooyinka kala hadlay wadooyinka xiran ee Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane, Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa lagaga hadlay.

Read More
Somali News

Dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiga oo qirtay masuuliyadda dilkii wariye Jamal Khashoggi.

Dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiga Mohammed bin Salman ayaa sheegay in uu leeyahay masuuliyada weerarkii lagu dilay sanadkii hore wariye Jamal Khashoggi. Bin Salman.

Read More
Somali News

Madaxwaynaha Turkiga oo taageero xoogan u muujiyay dalka Iran.

Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in uu garab taagan yahay dalka Iran xilli ay wajahayso cadaadis xoogan. Wadamo badan ayaa.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda oo dowladda oo ka qeyb galay shir ka socda dalka Kanada.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duullimaadyada Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar), ayaa Magaalada Ontario ee Dalka Kanada kaga qeyb galay shir weynaha Waddamada xubnaha.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (26-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-.

Read More
Somali News

Qarax maanta ka dhacay Muqisho.

Muqdisho-KNN-Qarax jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobalka Banaadir ayaa maanta waxaa uu ka dhacay agagaarka Isgoyska 14-ka Octoober Ex Soobe.

Read More
Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (26-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Maxamed Dalaal.

Read More