Day: September 26, 2019
Somali News

Banaanbax looga soo horjeedo dowladda oo ka dhacay Gedo.

Luuq-KNN-Banaan  looga soo horjeedo xariga Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Maamulka Jubbalnad Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmada Luuq.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (26-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Abdirisaq Hassan Ahmad:-.

Read More
Somali News

Dad shacab ah oo lagu dilay Galgaduud

Cadaado-KNN-Wararka ka imaanaya gobalka galgaduud ayaa sheegaya in koox maleeshiyaad ah ay weerar ku qaadeen dad xoolo dhaqato ah oo ku sugan deegaano.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo dad shacab ah ku dilay Hiiraan.

Matabaan-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay dad shacab ah ku dileen deegaan hoostaga degmada Mtabaan ee gobalka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {26-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-14Aad-Q {334}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (26-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim:- Farsamada:-Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni” Isbadel amni ayaan ka sameynay Boosaaso”

Garoowe-KNN-Madaxweynaha Maamulka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu faahfahin ka bixiyay isbadal amni oo lagu sameeyey Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari. Madaxweyne.

Read More
Somali News

Dagaal xalay ka dhacay Jowhar.

Jowhar-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxaa ay xalay weerar ka geysteen Magaalada Jowhar ee Gobalka Shabeellada Dhexe. Dagaalka ayaa yimid kadib dagaalamayal ka.

Read More
Somali News

Madaxwaynaha Zimbabwe oo codsaday in dowladiisa laga qaado cunaqabateenada saaran.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa oo ka hadlayay kulanka guud ee Qaramada Midoobe ayaa ugu baaqay dowlada Mareykanka Yurub in ay ka qaadaan.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX 8:00 AM (26-09-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More