Day: September 26, 2019
Somali News

Ra’iisul Wasaaraha Israel oo la weydiistay in uu soo dhiso dowlad cusub.

Muqdisho-KNN-Madaxwayanha Isarel Reuven Rivlin ayaa Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu waydiistay in uu soo dhiso dowlad cusub. Dalabkan ayaa imaanaya xilli Mr Netanyahu.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo New York kula kulmay Antonio Gutteres

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahaddalo waxaa uu kula yeeshay magaalada New York ee dalka Mareykanka Xoghayaha Guud ee Qaramada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo Qaramada Midoobey ay u qorshaysay Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya ayaa soo bandhigay.

Read More