Month: October 2019
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {31-10-2019}=Suuratu kahfi=Darsigii-05Aad-Q {364}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (31-10-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Dowladda oo maanta gargaar geynaysa Beledweyne

Wafdi ka socda xubnaha guddiga gurmadka fatahaadaha ayaa maanta waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyagoona halkaasi gar gaar.

Read More
Somali News

Dowladda Chile oo joojiyay shirar caalami ah oo ay marti galin lahayd.

Dowladda Chile ayaa sheegtay in ay ka baxday marti galinta labo shir oo caalami ah kuwaas oo bilaha soo aadan lagu waday in.

Read More
Somali News

Deni oo xalay kulan la qaatay xildhibaanada Mucaaradka ee Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay waxaa uu magaalada Qardho kulan kula qaatay xildhibaanada mucaaradka ah ee ka soo horjeeda siyaasadiisa..

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (31-10-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo war ka soo saaray soo xulista Baarlamaanka Cusub

Odayaasha saxiixayaasha Maamulka Galmudug ayaa xalay waxaa ay shir ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Shirka ayaa waxaa looga hadlay soo xulista.

Read More
Somali News

James Swan oo walaac ka muujiyay fatahaadaha webiyada shabelle iyo Jubba.

James Swan oo ah ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arimaha soomaaliya ayaa sheegay in Qaramada Midoobay  ay aad uga walaacsan tahay Qatar bini-aadinimo.

Read More
Somali News

Dagaal ka dhacay Deegaanka Baar sanguuni

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka xoogga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (30=10=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More