Month: October 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (31=10=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Shirka Golaha wasiirada Jubbaland oo looga hadlay arimaha Fatahaadaha

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo lagaga hadlay qodobo kala duwan..

Read More
Somali News

Qoysas ka cararay Al-shabaab oo gaaray Baydhabo

Baydhabo-KNN-Boqolaal qoys oo kasoo barakacay deegaanno ka mid ah gobolka shabeellada hoose ayaa waxaa ay gaareen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Qoysaskan ayaa.

Read More
Somali News

Gar gaarkii maanta la geyn lahaa Beledweyne oo baaqday.

Muqdisho-KNN-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa lagu waday in ay ka degto diyaarad sida gargaarkii, iyadoona maanta baaqatay sida uu.

Read More
Somali News

In kabadan 50 ruux oo ku dhimatay shil tareen oo ka dhacay dalka Pakistan.

Ugu yaraan 65 ruux ayaa dhimatay oo ahaa rakaabka tareen kasoo safray magaalada Karachi ee dalka Pakistan kaasi oo qabsaday dab.. Wasiirka Gaadiidka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (31-10-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cumar.

Read More
Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (31-10-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (31-10-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Abdullaahi Mohamed Ali :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Deni oo gaaray Sanaag

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta  gaaray magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag, halkaasi oo uu ka dhagax-dhigi doono mashaariic cusub. Wafdiga.

Read More
Somali News

Saraakiisha Ciidanka xoogga oo sheegay in xubno Al-Shabaab ah ay ku dileen Jubbada Hoose

Ciidamada Xoogga dalka ayaa waxaa ay howlgal miino baaris ah ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Deegaanada ay howlgalada ka sameeyeen.

Read More