Month: October 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-10-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Axmed Siciid Axmed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Gaadiidka isticmaala Muqdisho iyo Jowhar oo maalintii labaad hakad ku jira

Muqdisho-KNN-Gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya wadada isku xirta magaalada Jowhar iyo Muqdisho ayaa maalintii labaad hakiyay isticmaala wadadaasi,iyagoo ka cabanaya jidgooyooyin ay soo.

Read More
Somali News

Trump oo Australia ka codsaday in ay ka caawiso baaris ka dhan ah Robert Mullar.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaaha Mareyknka Donald Trump ayaa weydiistay Ra’iiisul Wasaaraha Australia Scott Morrison in uu ka caawiyo asal ka baaritaanka Robert Mullar oo ahaa baare.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-10-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

US military shows appalling disregard for civilians killed in Somalia air strike

Mogadishu-KNN-An investigation by Amnesty International has revealed that three men killed in a US military air strike in March after being targeted as.

Read More
News in English

US launches airstrikes on al-Shabab in response to attack on US commando outpost in Somalia

Mogadishu-KNN-The U.S. military said it launched retaliatory airstrikes targeting al-Shabab militants following the group’s brazen attack on a U.S. commando outpost. The U.S..

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga oo dhaq-dhaqaaqyo ka wado Shabeellada hoose.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Danab ay saakay dhaq dhaqaaqyo ciidan ay  ka wadaan inta u dhexeysa Wanla.

Read More
Somali News

Shirka caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya oo maanta ka furmaya Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta lagu wadaa  inuu magalada  muqdisho  ka furmo shirka madashada  Wada-tashiga Soomaaliya,kaasi oo lagu Casuumay ku dhawaad  50 Dowladood oo ka Qeyb.

Read More
Somali News

Dowladda Uganda oo Dadka ka maamnuucday Koofi uu xirtay hogaamiyaha mucaaraadka.

Muqdisho-KNN-Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in koofida gaduudan ay tahay labis rasmi ah oo military dadka xirtana ay xabsiga tagi doonaan. Talaabadaan ayaa.

Read More