Month: December 2019
Somali News

Xog: Is-baheysi ka dhan ah dhismaha Galmudug oo bilaawday

Garowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani iyo hoggaamiyaha Ahlu-Sunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax, ayaa la sheegay in todobaadkaan ay kulan qarsoodi.

Read More
Somali News

Maxuu yahay Mooshinka loo gudbiyey guddoomiyaha Golaha Shacabka?

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inuu shalay qabtay mooshin soo jeedin ah oo ku saabsan maqaamka gobolka Banaadir, oo.

Read More
Somali News

Labada Gole ee BF oo wadajir u meel mariyey miisaaniyadda sanadka ay saacaduhu naga xigaan

Muqdisho-KNN-Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Talaadada maanta si wadajir ah u ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2020-ka, taasi oo maalmihii lasoo dhaafay.

Read More
Somali News

Wararkii ugu danbeeyey kulamo RW Kheyre uu ka bilaabay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa uu kulamo ka bilaabay  magaaladaas..

Read More
Somali News

Duqeyn culus oo ka dhacday deegaan ka tirsan G/Bari

Boosaaso-KNN-Wararka ka imaanaya  buuraleyda calmadow, gaar ahaan deegaanka Gal-gala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay  halkaasi ay duqeymo ka geysteen diyaarado aan.

Read More
Somali News

Kumanaan qof oo ku dibad-baxay safaaradda Mareykanka ee Iraq

Muqdisho-KNN-Dhowr kun oo dibad-baxayaal ah ayaa maanta isugu soo baxay banaanka safaaradda Mareykanka ee Baghdad, si ay u cambaareeyeen duqeymo ay ciidamada Mareykanka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (31-12-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Xuseen.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (31-12-2019

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Sanadka qeybta 7aad 31-12-2019

Muqdisho-KNN-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo aan kaga hadleyno  Dhacdooyinka Sanadka 2019-ka, waxaana halkana idin ka soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (31-12-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdiqani-Cabdillahi Ibraahim:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad :-.

Read More