Month: December 2019
Somali News

Madaxweyne Cabdi Qaasim oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab.

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim salaad Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay qaraxii maalmo ka hor.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Dalka Cuba oo Taleefoonka kula hadlay Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha Dalka Cuba, Miguel Díaz-Canel, ayaa lagu sheegay in qadka Taleefanka ah uu kala hadlay Madaxweynayaasha.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {31-12-2019}=Suuratu Xaj=Darsigii-02Aad-Q {415}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (31-12 2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:Xuseen Cabdulle Maxamad :- Farsamada:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Ciidamada Kenya oo xoog ku soo furtay ganacsato ay horey u afduubteen Al-Shabaab.

Ciidamada amaanka kenya ayaa ku guulaystay howl gal ay kusoo bad baadiyeen muwaadiniin soomaali kenyan ah oo gacanta ugu jiray Al–Shabaab iyaga oo.

Read More
Somali News

Kheyre oo maanta kulamo ka bilaabaya dhuusa mareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inuu kulamo ka bilaabo.

Read More
Somali News

Shiinaha oo Qaati ka taagan xakameynta shacabkeeda isticmaala Baraha Bulshada.

Dowladda Shiinaha ayaa leh mid ka mid ah meelaha ugu badan ee laga xukumo internet-ka adduunka, inkastoo  oo ay taasi jirto haddana,Waxaa dhanka.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (31-12-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Howlgallo lagu burburinayey Goobaha Ganacsi oo ka bilowday Boosaaso.

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada booliska gobolka Bari ay xalay Magaaladaasi ka sameeyeen howlgallo lagu burburinayey Goobaha Ganacsi oo.

Read More
Somali News

Maxaa maanta looga hadlayaa kulanka labada gole ee Baarlamaanka.

Waxaa maanta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ay magaalada Muqdisho ku yeelan doonaan kulan wadajir ah, kaasi oo looga hadlayo qodobo muhiim.

Read More