Day: January 10, 2020
Somali News

MW.Farmaajo oo gaaray dalka Eriteria

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu gaaray magaalada Asmara ee caasimadda u ah dalka Eriteria. Madaxweynaha iyo xubno wafdi ah.

Read More
Somali News Uncategorized

Dawladda Australia oo bilowday daad guraynta dadka ka agdhaw goobaha dabku ka holcayo

Muqdisho-KNN-Dawladda Australia ayaa bilowday in meelaha u dhaw kaymaha ay dabku ka holcayaan in ay ka daad gurayso dadkii degaanaa. Waxaa heegan buuxa.

Read More
Somali News

Dawladda Iran oo lagu eedeeyay in ay gantaal ku dhufatay diyaarad ay lahayd dawladda Ukrain

Muqdisho-KNN-Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in gantaal ay ridday dawladda Iran ay soo ridday diyaaraddii todobaadkan dhexdiisa ku dhacday dalka Iran..

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (10-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cabdiqani.

Read More
Somali News

Ilaalo loo sameeyay basaska ku safra gobolka Waqooyi bari kenya

Sida ay daabaceen warbaahinta dalka Kenya Ciidamada booliska ee gobolka xeebta ayaa bilaabay in  ilaalo gaar ah ay raacaan  shirkadaha basaska ee ku.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo booqasho ku tagay deeganka Cabdalla biroole

Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay deeganka Cabdalla biroole ee Gobolka Jubada.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (10-01-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed Ibraahim Iyo Shiikh Salaad.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Asmara

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa ay u ambabaxeen  magaalada Asmara ee dalka Eritrea, kaddib.

Read More
Somali News

Puntland oo markale si cad ugu soo horjeesatay sharciga batroolka

War qoraal ah oo ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa dhamaan waxaa looga soo horjeestay Sharciga Batroolka ama Shidaalka Soomaaliya oo ay ansixiyeen.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (10-01-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More