Day: January 10, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (10 -01-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{10-01-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii uu hogaaminayay oo gaaray Asmara

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, ayaa waxaa si.

Read More
Somali News

Iran oo beenisay in gantaal uu soo riday diyaaraddii Ukraine

Madaxa hay’adda duulista rayidka ee Iran ayaa maanta beeniyey in gantaal uu soo riday diyaaraddii Ukraine ee dalkaas ku dhacday, taasi oo ay.

Read More
Somali News

Kongreska Mareykanka oo u codeeyay in la xadido awoodda Trump ee dagaalka.

Aqalka kongreska ee dalka Mareykanka ayaa u codeeyay qaraar lagu xadidayo awoodda milateri ee madaxwyene Trump uu u leeyahay in uu dagaal ku.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (10-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo Farxiyo Xuseen.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (10=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Cali Ibraahim.

Read More
Somali News

DFS oo ka hadashay sharciga Batroolka ee muranku ka taagan yahay

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay mar kale ka hadashay hindise sharciyeedka Batroolka dalka, kaas oo ay meel labada aqal ee Baarlamaanka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (10=01-2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo aad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Guddiga Farsamada Galmudug oo shaaciyay liiska xildhibaannada cusub ee Galmudug

Muqdisho-KNN- Guddiga Farsamada iyo Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta waxa ay soo saaereen liiska xildhibaannada baarlamaanka 2-aad ee uu yeelanayo maamulka Galmudug. Liiskan.

Read More