Day: January 10, 2020
Somali News

Deni oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya odayaasha dhaqanka boosaaso iyo maamulkiisa.

Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo la hadlay Laanta afka soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu waxaa uu ka hadlay khilaafka.

Read More
Somali News

Iraan oo culeys kala kulmaysa wadamada reer galbeedka.

Dalalka Mareykanka, Canada iyo Ingiriiska ayaa sheegay in diyaaradii dhawaan kusoo dhacday Iran uu ku dhacay gantaal ay rideen ciidanka dalkaas. Caddeymo ay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Asmara

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta  u safri doona magaalada Asmara ee dalka Eritrea, kaddib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa Isaias.

Read More