Day: January 13, 2020
Somali News

Dhinacyada Liibya oo maanta heshiis xabad joojin ah ku saxiixanayo caasimada Ruushka.

Dhinacyada isku hayo dalka Libya ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah ay heshiis xabad joojin ah ku kala saxiixdaan magaalada Moscow.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (13-01-2020

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo Afar ruux ku toogtay Shabeellada Hoose.

Dagaalamayaal ka  tirsan  Al-Shabaab ayaa goob fagaaro oo  ku taalla deegaanka Sablaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku toogteen Afar ruux oo.

Read More
Somali News

Dibad baxyo rabshado wato oo maalinkii labaad ka soconaya dalka Iran.

Hogaamiyaasha dalka Iran ayaa wajahaya maalintii labaad dibad baxyo xoogan oo ay dadku kaga soo horjeedaan diyaaradii ay milatariga dalka Iran soo rideen,.

Read More