Day: January 13, 2020
Somali News

Ciidanka Danab oo gudaha u galay Tooratoorow noloshana ku qabtay qaadigii maxkamadda Al-Shabaab

Afgooye-KNN-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay maanta Al-Shabaab kala wareegeen gacan ku heynta degaanka Tooratoorow oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose. Ciidamadan.

Read More
Somali News

Xabad joojintii caalamku ka soo shaqeeyey ee Libya oo burburtay

Muqdisho-KNN-Dhinacyada isku haya dagaalka dalka Libya ayaa midba midka kale ku eedeeyay in uu jabiyay xabad joojin ay garwadeen ka ahaayeen beesha caalamka,.

Read More
Somali News

Iraq oo ka cabsi qabta ‘burbur’ haddii Trump cunaqabateeyo

Muqdisho-KNN-Saraakiisha Iraq ayaa ka cabsi qaba “burbur” dhaqaale, haddii Mareykanka uu saaro cunaqabateyn ay ka mid tahay xanibaadda akoon banki oo ku yaalla.

Read More
Somali News

Xanuun aan horay loo arag welina la aqoonsan oo ka dilaacay M/Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Dhakhqaatiirta ka howlgasha isbitaalka weyn ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegay in isbitaalka lasoo gaarsiiyey bukaanno aad u badan, kuwaas oo uu soo ritay.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Imaaraadka, Sawirro

Muqdisho-KNN-Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Libaax Ibrahim,Wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta is-cusbooneysiisa Eng. Cumar.

Read More
Somali News

Askari Boolis ah oo wiil yar ku dilay banaanka xarunta gobolka Banaadir

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil uu maanta askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka wiil yar ugu geystay afafaaka hore ee.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (13-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (13-01-2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Guddiga Doorashada ee Xaaf uu magacaabay oo soo saaray Jadwalka Doorashada Galmudug.

Guddiga Doorashada uu Magacaabay Madaxweynaha mamaulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa  maanta soo saaray Jadwalka Doorashada ee Madaxweynaha Galmudug. Xubnaha gudiga ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (13-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdillahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmad Maxamud.

Read More