Day: January 13, 2020
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Cumaan

Wafdi uu hoggaminayo madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u ambabaxay dalka Cummaan si uu uga qayb-galo tacsida qaran ee u.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo weerar ku dilay macalimiin Kenyan ah

Al-shabaab ayaa dilay sedax macalin oo Kenyan ah waxaana lasoo warinayaa in ay mid kale afduubteen kadib markii ay weerar ku qaadeen iskuul.

Read More
Somali News

Booliska Hirshabelle oo baaritaano ka wado Jowhar.

Cutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska ayaa xaafadaha magaalada Jowhar ka billaabay howlgallo lagu sugayo ammaanka magaaladaasi,  loogana hortagayo falalka amni daro ee ka.

Read More
News in English

Al Shabaab kill three teachers, destroy Safaricom communication mast in Garissa raid

Three non-local teachers were Monday morning killed after suspected Al Shabaab militants attacked a school in Garissa County. According to police, the gunmen.

Read More
Somali News

Guddiga doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug oo diyaarinaya habraaca doorashada.

Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa fadhi ay shalay ku  yeesheen Dhuusamareeb ku doortay guddi suurta geliya doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug kaasoo ka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {13-01-2020}=Suuratu Muminuun=Darsigii-01Aad-Q{416}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (13-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Axmed Siciid Axmed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Xubno Al-Shabaab ah oo lagu soo bandhigay Gedo

Wararka ka imaanaya gobolka gedo ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay lagu soo bandhigay degmada Balad xaawo ee gobolkaasi. Taliska Hay’adda.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Gaarisa

Wararka ay daabacayaan qaar kamid ah warbaahinta dalka kenya ayaa sheegaya in deegaanka kamuthe ee ismaanulka Gaarissa ay weerareen dagaalamayaal loo malaynayo in.

Read More
Somali News

Xaaf oo kulamo siyaasadeed ka wada Gaalkacyo

Madaxweynaha  maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa kulamo aan caadi aheyn waxaa uu ka wadaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Shalay ayay.

Read More