Day: August 5, 2020
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {05-08-2020}=Suuratu faadir Darsigii-07aad-Q{557}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen madaxweyne Waare iyo wasiirradii uu la kulmay?

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula Kulmay qaar ka mid ah wasiirrada dowladda federaalka ku metela Hir-shabeelle, iyagoo ka.

Read More
Somali News

Xildhibaanada BF ee gobollada waqooyi oo cambaareyn u jeediyey xukuumadda Somaliland

Muqdisho-KNN-Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ay deegaan doorashadoodu tahay gobollada Sool, Sanaag iyo Awdal ee waqooyiga Soomaaliya ayaa.

Read More
Somali News

Turkiga oo markii ugu horeysay ka hadlay in ciidamo Soomaaliyeed la geynayo Libya

Muqdisho-KNN-Safiirka dowladda Turkiga ee Sooomaaliya Mehmet Yilmaz oo wareysi siiyey wakaaladda wararka Anadolu Agency, ayaa markii ugu horeysay ka hadalay warar sheegayey in.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee Colombia oo xukun adag lagu riday

Muqdisho-KNN-Maxkamadda sare ee dalka Colombia ayaa ku xukuntay madaxwaynihii hore ee dalkaasi Alvaro Yureeb xabsi guri, kadib eedo kala duwan oo loo haystay..

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (05-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyeyday khasaaraha qaraxyadii ka dhacay Beirut

Muqdisho-KNN-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dowladda iyo dadka reer Lebanon uga tacsiyadeysay khasaaraha ka soo gaaray qaraxyadii ka soo gaaray qaraxyadii ka dhacay caasimadda.

Read More
Somali News

Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Beirut oo gaaray kumanaan iyo dowladda oo dalbatay gurmad caalami ah

Beirut-KNN-Waxaa xaalad murugo ah galay dalka Lebanon oo caasimadiisa Beirut ay gil-gileen qaraxyo waa weyn, waxyar un ka hor salaadii Makhrib ee xalay..

Read More