Day: August 7, 2020
Somali News

Banaanbaxyo ka bilowday dalka Lubnaan

Muqdisho-KNN-Magaalada Caasimada ah ee Beirut ee dalka Lubnaan  ka bilowday banaan baxyo ay dhigayaan dad shacab ah oo cadhaysan. Banaanbaxayaasha ayaa waxa ay.

Read More
Somali News

Igaarsiinta oo hawada ka maqan magalada Baydhaba iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay ka wadaan CXD

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta gebi ahaanba hawada ka maqan isgaarsiinta magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Dadka ku nool magaalada Baydhabo ayaa saakay ku waa bariistay.

Read More
Somali News

Dalka Sri Lanka oo yeeshay madaxweyne cusub

Muqdisho-KNN-Waxaa la soo geba gebeeyay codeynta doorasho ee dalka Sri Lanka ka bilaabatay maalintii Arbacadii ee Toddobaadkan. Natiijada doorashada ayaa waxaa lagu dhawaaqay.

Read More
Somali News

Kalluumeysato ku dhimatay dabaylo ku dhuftay xeebaha gobolka J/Hoose

Muqdisho-KNN-Inta la xaqiijiyay Sagal ruux oo Kalluumeysato ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen xeenbaha ku teedsan gobolka jubbada Hoose. Wasiirka Wasaaradda.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (06-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo

Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo aan uga hadleyno saameynta cudurka COVID-19

Muqdisho-KNN-Idaacadda Kulmiye waxay bilaawday barnaamij gaar ah oo looga hadlayo arrimaha Coronavirus/COVID-19, kaas oo lagu soo ban dhigayo saameynta caafimaad, dhaqaale iyo guud.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (17-07-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed Ibraahim Waxaana Marti.

Read More
Somali News

Sawiro:-Wasiir Beyle oo ka qeybgalay shir ay wadajir ay u soo qaban qaabiyeen IMF iyo Bangiga Adduunka.

Sii hayaha Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeyb galay shir lagu qabtay Fogaan arraga oo ay si wadajir u soo.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo magacaabay Guddi.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa magacaabey Guddi ka shaqeynaya diyaarinta Xaflada daah furka kalfadhiga labaad ee Gollaha oo ku beegan maalinta.

Read More
Somali News

Ciidamada Danab oo howlgal ka fuliyay Jubbada Hoose.

Ciidamada xoogga gaar ahaan kuwooda gaarka u tababaran ee Danab ayaa howl gal ay ka sameeyeen Jubbada Hoose ay Khasaare u geysteen Xubno.

Read More