Day: August 7, 2020
Somali News

Dhaxal sugaha Sacuudiga oo markale lagu eedeeyay qorshe kale oo khaarajin ah

Dhaxal sugaha Sacuudi Carabiya, Maxamed bin Salmaan, ayaa lagu eedeeyay inuu koox dadka khaarajisa u diray dalka Canada, si ay u soo dilaan.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (07-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Shiikh Shariif oo sheegay in DFS ay masuul ka tahay in xoogeystaan Awooda Al-Shabaab

Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed  oo ka  qayb galay Dood Celmiyeed uu soo qaban qaabiyay machadka ACTRI ee fadhigiisu yahay.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo la sheegay in ay gaareen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa soo gaaray deegaano hoostaga Degmada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Deegaanka Ay Al-Shabaabka soo gaareen  ayaa.

Read More
Somali News

Tawain oo Somaliland ka caawineysa ilaalinta xeebaha.

Wasaaradda Gaashaan-dhiga dalka Taiwan, ayaa sheegtay in ka taageerayso Xukumadda Somaliland qorshaha ilaalinta Xeebaha Somalilnd. Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa soo xigatay.

Read More