Day: August 14, 2020
Somali News

Ciidamada xoogga oo la wareegay degmada Kuntuwaaray

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa la wareegay degmadda Kuntuwaareey ee gobolka Shabeellaha hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab. Ciidanka Danab.

Read More
Somali News

Qarax ay askar ku dhinteen oo ka dhacay Shabeelada Dhexe

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay  deegaanka Qalimoow ee gobalka shabeellada dhexe. Goobjoogayaal ayaa KNN  u sheegay in goobta.

Read More
Barnaamijyo

Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo aan uga hadleyno saameynta cudurka COVID-19

Muqdisho-KNN-Idaacadda Kulmiye waxay bilaawday barnaamij gaar ah oo looga hadlayo arrimaha Coronavirus/COVID-19, kaas oo lagu soo ban dhigayo saameynta caafimaad, dhaqaale iyo guud.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (14-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Shamis.

Read More
Somali News

Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Mahadaay

Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in tira caruur ah ay cudurka Jadeecada ugu geeriyoodeen degmadaasi, iyo deegaanno kale oo.

Read More
Somali News

Puntland oo ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka taagan Sool

Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo warbaahinta la hadlay ayaa baaq nabadeed u diray beelaha dirirtu ku dhexmartay tuulada  Lafa-weyne.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (14-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo sheegay in dalka ay dhacayso doorasho qof iyo cod ah.

Cumar Maxamuud Maxamed Filish guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ay u diyaarsanyihiin in gobolka banaadir ay ka.

Read More
Somali News

Israel iyo Imaaraadka oo ku heshiiyey inay xiriir diblomaasiyadeed yeeshaan

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta iyo Israel ay isku raaceen inay sameystaan xiriir diblomaasiyadeed, kaasi oo qeyb ka ah heshiis.

Read More
Somali News

Dad loo qabtay weeraro xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay dhowr degmo oo ku yaalla magaalada Muqdisho ay ku weerareen bam-gacmeed, kuwaasi oo ka dhashay khasaaro isugu.

Read More