Day: August 15, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka Sare oo maanta la hor geynayo seddax qodob

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta jira kulan uu yeelanayo guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, sida lagu sheegay fariin loo diray xubnaha.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta hortagaya golaha shacabka

Muqdisho-KNN-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in Sabtida maanta ah uu hortago xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Ajendaha kulanka maanta ee.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo cuno-qabateyn cusub saaraya madaxda Belarus

Muqdisho-KNN-Dowladaha xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in cuno-qabateyno cusub ay kusoo rogaan wadanka Belarus oo ay rabshado xoogani ka socdaan..

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (15-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Villa Somalia oo war ka soo saartay shirka Dhuusamareeb iyo goorta uu gaarayo Farmaajo

Muqdisho-KNN-Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray waxa uu ku sheegay in maanta madaxweyne Farmaajo uu u.

Read More
Somali News

Mareykanka oo gacanta ku dhigay shidaal malaayin dollar ah oo ay Iran leedahay

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay la wareegtay 4 markab oo sida Shidaal laga leeyahay Iiran islamarkana ku sii jeeday dalka Venezuela. Waaa.

Read More
Somali News

War-saxaafadeed: Beesha Caalamka oo digniin culus u dirtay baarlamaanka iyo madaxda DF

Muqdisho-KNN-Qoraal u muuqday cannaan iyo digniin ku wajahan hay’addaha dowladda federaalka, madaxtooyada iyo baarlamaanka ayaa lagu sheegay inay lagama maarmaan tahay qabsoomida shirka.

Read More