Day: August 15, 2020
Somali News

Mareykanka oo sheegay inay markabkii 4-aad Iran ka qabteen

Washington-KNN-Mareykanka ayaa sheegay in ciidamadiisa baddu qabteeb markabkii 4-aad oo Iran laga leeyahay oo shidaal u siday dalka Funusweela. Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (15-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdicasiis.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (15-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Toos u daawo:- Khudbada Madaxweyne Farmaajo ee golaha shacabka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray xarunta ee villa Hageysa ee Magalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa haatan khudbad ka jeedinaya.

Read More
Somali News

Dib u dhac ku yimid furitaanka shirka Dhuusamareeb-3 iyo wararkii u dambeeyey

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta lagu waday in wajiga seddaxaad ee shirka wadatashiga madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada uu ka furmo Dhuusamareeb, balse dib.

Read More
Somali News

Guddoomiye Xaliimo Yarey oo goordhow gaartay xarunta golaha shacabka.

Xarunta Villa hargeysa ee Muqdisho ayaa goordhow waxaa gaartay  guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yarey). Guddoomiye.

Read More
Somali News

Axmed Karaash oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid wasiir ka tirsanaa Puntland

Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka tacsiyeeyey Geeriga Alle ha u naxariistee Wasiiru Dowlihii Madaxtooyada Puntland Marxuum Maxamed Xasan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (15-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdillahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Wasiir ka tirsanaa Puntland oo ku geeriyooday Garoowe.

Wasiiru dowlihii madaxtooyada maamulka Puntland Maxamed Xasan Ciise ayaa goor dhow ku geeriyooday isbitaal ku yaala Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.  Masuuliyiin ka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {15-08-2020}=Suuratu Yaasiin Darsigii-06aad-Q{565}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More