Day: August 25, 2020
Somali News

Muuse Biixi oo kulan la qaatay guddiga doorashooyinka Somaliland

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland kula kulmay , guddiga doorashooyinka Somaliland. Guddiga ayaa madaxweynaha uga warbixiyay.

Read More
Somali News

Banaanbax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay banaanbax ay dhigayaan, darawallada gaadiidka xamuulka qaada . Dawallada banaan baxa dhigayay ayaa waxa ay ka cabanayeen.

Read More
Somali News

Xildhibaannada Hirshabeelle oo ku baaqay in doorashada Hirshabeelle ay ku dhacdo waqtigeeda

Jowhar-KNN-Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay ka hadleen arrimaha doorashooyinka ee maamulka Hishabeelle. Xildhibaannada qaar oo la hadlay KNN ayaa waxa ay.

Read More
Somali News

Cabsi dagaal oo ka jirta qaybo ka tirsan gobolka Mudug

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xaalad cabsi dagaal ah, ay ka jirto qaybo ka tirsan gobolkaasi. Xubno.

Read More
Somali News

DFS oo ka hadashay duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Ciidamada ka trisan kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka agdhow degmada Awdheegle ee gobolka shabeelada Hoose. Howlgalka ayaa.

Read More
Somali News

Turkiga oo gaadiid dagaal ku wareejisay DFS

Muqdisho-KNN-Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya soo gaarsiiyay 12 gawaari, kuwaasi oo qeyb ka ah heshiisyo milatari iyo iskaashi dhaqaale oo laba geesood ah, Wasaaradda.

Read More
Somali News

Ciidamada ammanka oo maanta xiray wadooyinka Beledxaawo

Beled-xaawo-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay xireen wadooyinka soo gala magaaladaasi. Sababta ka dambeysay arintan.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee dalka Mauritania oo la sii daayay

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee dalka Mauritania Mohamed Ould Abdel Aziz ayaa xabsiga laga daayay ka dib markii muddo usbuucyo ah u xirnaa booliiska si.

Read More
Somali News

Rag hubeysan oo dad ku dilay koofurta Burundi

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar ay rag hubeysan ka geysteen koofurta Burundi. Weerarka oo ka dhacay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (25-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Axmed.

Read More