Day: August 25, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {25 08 2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {25-08-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Cabdulle Faarax:- Farsamadii:–Maxamed.

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo duqeyn lagu dilay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya diyaarado dagaal oo maanta duqeymo ka fuliyay saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihiin inta u dhexeysa gobolada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Qoor qoor iyo hoggaamiyaha xisbiga wadajir oo kulan ku yeeshay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan saacado badan socday Madaxtooyada kula qaatay wafdi uu hoggaamiyay hoggaamiyaha xisbiga Wadajir.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (25-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (25-08-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Hanad Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (25-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo ka hadlay kulanka uu la qaatay Fahad Yaasiin

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu ka war bixiyay kulan xalay ay wada qaateen isaga iyo Taliyaha hay’adda nabad-sugidda.

Read More
Somali News

Sii hayaha R/wasaaraha oo booqday xabsiga dhexe ee Xamar

Sii hayaha ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (khadar) ayaa maanta  booqday Xabsiga Dhexe ee dalka, isagoona u kuur galayay xaalada guud.

Read More
Somali News

Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed oo loo doortay Xoghayaha guddiga Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdeedu tahay 25/08/2020 waxay kulan Kula yeesheen.

Read More