Day: August 25, 2020
Somali News

Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayay hoggaamiyaha xisbiga wadajir  Cabdiraxmaan Cabdishakuur warsame ayaa maanta waxaa uu gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gboleedka Galmudug. Wafdiga ayaa.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (25-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (25-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Nabadoon lagu dilay Muqdisho

Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay nin nabadoon ahaa ka tirsan bulshada ku nool.

Read More
Somali News

Beelo ku dagaalamay deegaanka Garasle oo ciidamo la dhexdhigay.

 Wararka naga soo gaaraya deegaanka Garasle ee ka tirsan Dowladd deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in halkaasi maleeshiyaadkii ku dagaalaamay la dhex dhigay ciidan.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {25-08-2020}=Suuratu safaaat Darsigii-03aad-Q{573}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (25-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed.

Read More
Somali News

Dad badan oo laga soo bad baadiyay dhismo ku dumay dalka Hindiya.

Shaqaalaha waaxda bad baadada ee dalka Hindiya ayaa ku guulaystay in nolosha ay kusoo bad baadiyaan tobonaan ruux oo uu ku dumay dhismo.

Read More
Somali News

Xiisada wadanka Mali oo aan weli xal laga gaarin

Wada xaajoodyadii xalka siyaasadeed loogu raadinayay wadanka Mali ayaa natiijo la’aan kusoo idlaaday kadib afganbigii todobaadkii hore ka dhacay dalkaasi. Wadahadalada ayaa u.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh iyo Fahad Yaasiin oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo taliyaha Nabad sugida Somalia Fahad Yaasiin ayaa xalay kulan yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa.

Read More