Month: September 2020
Somali News

Qaramada Midoobey oo soo dhaweysay heshiiskii ay wada gaareen dhinacyada Suudaan

Muqdisho-KNN-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres  ayaa soo dhoweeyayheshiiska nabadeed ee Dowladda Suudaan iyo hoggaamiyasha dhaqdhaqaaqyada hubeysan ay ku gaareen Koonfurta Suudaan,gaar.

Read More
Somali News

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka UK

Muqdisho-KNN-Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ataa magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay, safiirk dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender..

Read More
Somali News

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo gaaray degmada Balcad

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hogaaminayo sii hayah wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka amba baxay magaalada Muqdisho iyagoo gaaray magaalada Balcad ee Gobolka.

Read More
Somali News

Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Madaxweynayaasha Dowlad gobaledyada Puntland iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe iyo Siciid Cabdullahi Deni ayaa la filayaa in ay goordhaw soo garaan.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo is bedel ku sameeyay qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maanta is bedel ku sameeyay, qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir. Warqad ka soo baxday.

Read More
Somali News

Trump oo difaacay taageerayaashiisa oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen rabshado ka dhacay Mareykanka

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Donald Trump ayaa difaacay tageerayaashiisa kuwaas oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen rabshado dhimasho horseeday oo dhawaan ka dhacay dalkaas. Wuxuu.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-09-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Axmed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (01-09-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-09-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe” Waa la isku furi doonaa wadooyinka ay xereen Al-Shabaab”

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ( Axmed madoobe) ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo katirsan Ciidamada Darawiishta maamulkaasi. Ciidamadan oo si gaar.

Read More