Month: September 2020
Uncategorized

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Awdheegle.

Wararka ka imaanaya  Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose, ayaa sheegaya  in xalay dagaal khasaaro geystay uu ka dhacay Degmadaasi. Dagaalka ayaa yimid.

Read More
Uncategorized

Dagaal ka dhacay Dhoobley

Wararka ka imaanaya magaalada  Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Jubbaland oo.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {01-09-2020}=Suuratu safaaat Darsigii-09aad-Q{579}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-09-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Saraakiil katirsan boqortooyada Sucuudiga oo xilalkii lagaqaaday

Saraakiil ka tirsan dowladda Sucuudiga ayaa xilka laga qaaday, waxaana ka mid ah labo xubnood oo ka tirsan qoyska boqortooyada. Wareegto kasoo baxday.

Read More
Somali News

Kooxda Xamaas oo sheegtay in ay heshiis lagaartay Israel.

Kooxda Xamaas ee ka dagaalanta marinka Gaza ayaa sheegtay in ay heshiis lagaartay Israel. Heshiiska ayaa ku saleesan in lajoojiyo qalalaasihii ugu danbeeyay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-09-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Deni iyo Axmed Madoobe oo Muqdisho ku soo wajahan

Madaxweynayaasha dowadd goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa lagu wadaa in ay maanta soo gaaraan caasimada dalka ee Muqdisho. Wafdi iyo ciidamo horudhac u.

Read More
Somali News

Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo xiran

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho, ayaa maanta xiran, waxaana ku sugan ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo gaadiidka dagaalka ku jaray wadooyinka. Gaadiidka.

Read More