Month: September 2020
Somali News

Zimbabwe oo dib ugu celineysa beerihii laga qaaday dadka caddaanka ah

Muqdisho-KNN-Dowladda Zimbabwe ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in beeraleyda ajaanibta ah ee beerahooda laga qaaday 20 sano ka hor hadda dib loogu.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Afmadow ee J/Hoose

Kismaayo-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab ku dhex maray duleedka.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {01-09-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {01-09-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Cabdulle Faarax:- Farsamadii:–Maxamed.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (01-09-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (01-09-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Hanad Maxamed.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Kulanka KNN (01-09-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe iyo Deni oo la kulmay xubnaha beesha caalamka

Muqdisho-KNN-Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Mareykanka u.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Venezuela oo raadinaya dad lagu tijaabiyo tallaalka coronavirus

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Venezuela, Nicolas Maduro, ayaa shaaca ka qaaday in uu raadin doono dad si mutadawacnimo ah loogu tijaabiya tallaalka fayraska Covid-19 ee uu.

Read More
Somali News

Wasiir Beyle oo kulan muhiim ah la qaatay xubno ka tirsan ururka Jaamacadda Carabta

Muqdisho-KNN-Kusimaha wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee dawlada Somalia Cabdirxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay, xubno ka tirsan ururka Jaamacadda Carabta..

Read More