Day: October 11, 2020
Somali News

Imaaraadka oo doonaya in la xiro saldhigga Turkiga ee Qatar

Ciidamada Turkiga ee jooga Qatar waa qeyb ka mid ah xasilooni darrada gobolka Khaliijka, waxaa sidaas yiri sarkaal sare oo u dhashay Imaaraadka.

Read More
Somali News

Maxaa lagu macneeyey hubka ay soo bandhigtay Koriyada Waqooyi?

Gantaal cusub oo aad u weyn oo ay Kuuriyada Woqooyi ku soo bandhigtay dhoolatus milatari ayaa ah hanjabaad cad oo ka dhan ah.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {11-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {11-10-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Yoonis.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (11-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (11-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Farxiyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (11-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Raysal wasaare Rooble oo booqday qaar ka mid ah Isbitaallada dawladda

Muqdisho-KNN- Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dawladda, si uu u indho-indheeyo xaaladda guud ee Isbitaallada iyo.

Read More
Somali News

Cali C.Cosoble oo beeniyay war muran badan ka dhaliyay baraha Bulshada

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa beeniyay warar qabsaday baraha Bulshada ay ku kulanto ee Facebook, kaas oo sheegayay in.

Read More
Somali News

Ciidamada dalalka Asarbijan iyo Armenia oo madaafiic is weydaarsaday ayadoo xabad joojin ay jirto

Muqdisho-KNN- Dawlada Asarbijan ayaa sheegtay in 7 ruux oo rayid ah ay ku geeriyoodeen kadib duqeyn xoog lahayd oo xalay ka dhacday magaalada.

Read More