Day: October 11, 2020
Somali News

Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay ka bixitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Dowladda Kenya oo militerigeeda qaar kamid ah ay qayb ka yihiin howlgalka Midoowga Africa ee AMISOM ayaa markale u muuqata in ay si.

Read More
Somali News

Shil khasaaro geystay oo ka dhacay dalka Thailand

Muqdisho-KNN- Inta la xaqiijiyay 17 ruux ayaa ku naf waayay kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca dadweynaha qaada ah iyo tareen gudaha.

Read More
Somali News

Cali C.Cosoble “Laaluush ayaa la i weydiiyay si aan ula kulmo raysal wasaare Rooble”.

Muqdisho-KNN-Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in Xafiiska raysal  wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ay taallo Isbaaro lacag.

Read More
Somali News

Banaan bax maanta ka dhacay magaalada Beledweyne

Muqdisho-KNN-Wararka ka imanaaya Magaalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan  ayaa sheega in halkaas maanta uu  ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo qaabka  hataan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (11-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ciyaaraha (11-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (11-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan.

Read More
Somali News

Khasaare nafeed oo culus oo ka dhashay shil ka dhacay duleedka Garowe

Garowe-KNN-Laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Garowe iyo Dangoroyo ee gobolka Nugaal ee Puntland. Gaari.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan.

Read More
Somali News

Sawirro: DF oo ciidamadii ugu badnaa geysay xaduuda Soomaaliya iyo Kenya

Beled-Xaawo-KNN-Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la geeyay degaannada xadbeenaadka Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan degmooyinka Beled-Xaawo iyo Mandheera. Tallaabadan.

Read More