Day: October 14, 2020
Somali News

Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay dhawr wadan oo caalamka ah

Muqdisho-KNN- Dhawr wadan oo caalamka ah oo ku yaala Yurub iyo Asia ayaa bilaabay inay dadkooda xaalad deg deg ah kusoo raagaan kadib.

Read More
Somali News

Wadahadal u bilowday dawlada Lubnaan iyo maamulka Yahuuda

Muqdisho-KNN- Madaxda dawladaha Lubnan iyo Israel ayaa waxaa u bilowday wada hadal aan toos aheyn oo looga hadlayo sida xal looga gaari karo.

Read More
Somali News

Azerbijan oo weerar culus ka fulisay gudaha dalka Armenia

Muqdisho-KNN-Azerbaijan ayaa sheegtay inay burburisay xarumo ku yaalla dalka Armenia oo laga soo rido gantaallo lagu weeraro goobaha dadweynaha ee dalka Azerbaijan. Wasaaradda.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (14-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (14-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (14-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

SAWIRRO:-DFS oo ciidamo cusub geysay degmada Doolow

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta  Ciidamo cusub waxaa ay ka dejisay degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxaana ciidamadan loogu tala galay sugista amniga.

Read More
Somali News

Ammaanka Jowhar oo aad loo adkeeyay xilli lagu jiro ololaha doorashooyinka

Ciidanka boliiska magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in amniga magaalada uu yahay mid leysku haley karo kaddib howlgalo ay.

Read More
Somali News

James Sawan“Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”

Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Qaramada Midoobay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {14-10-2020}= Suuratu gaafir Darsigii-6aad-Q{608}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More