Day: October 20, 2020
Somali News

RW Abiy oo sheegay in koox lagu soo tababaray Sudan ay weerarro ka fuliyaan gudaha Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa sheegay in dagaal-yahanno ku lug lahaa weeraro lala beegsaday dad shacab ah oo dhowaanahan ka dhacayey galbeedka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (20-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (20-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (20-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {20-10-2020}= Suuratu fussilat Darsigii1aad-Q{611}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (20-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed.

Read More
Somali News

Weriye Cabdullaahi Kulmiye oo maalintii saddexaad u xiran DFS

Weriye Cabdullaahi Kulmiye Caddow oo ka mid ah shaqaalaha idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii saddexaad u xiran Hay’ada  Nabad Sugidda iyo.

Read More
Somali News

Fanaanada Saynab Cali Baxsan oo maanta lagu aasayo Muqdisho.

Allaha u naxariisto waxaa maanta lagu wadaa in  magaalada Muqdisho lagu aaso  Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ahayd Fanaanad wayn oo aad looga.

Read More
Somali News

Mareykanka oo shuruud ku xirtay in Suudaan ay ka saarto liiska wadamada maalgaliya siiya argagaxisada.

Madaxwaynaha wadanka Mareykanka ayaa sheegay in Sudan looga baahan yahay in ay bixiso lacag gaareeso $335 milyan haddii ay doonayso in laga saaro.

Read More
Somali News

Dowladda Ingriiska oo Kenya u tababaraysa kun askari oo Soomaaliya loo dirayo

Ugu yaraan 1,000 askari oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ayaa qaadanaya tababar dagaal, oo ay bixinayaan saraakiil ka socda dowladda Ingiriiska,.

Read More