Day: October 20, 2020
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (20-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dib u dhac ku yimid jadwalka doorashada Soomaaliya

10-kii  October  ilaa 20-ka october oo maanta ku beegan ayaa  waxaa uu qorshuhu  ahaa in lagu soo magacaabo guddiga doorashooyinka heer federaal iyo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo golaha shacabka ka dalbaday meelmarinta xukuumadda Cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad tayo.

Read More