Day: October 25, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {25-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasata {25-07-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Yoonis.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (25-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (25-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (25-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Somaliland oo cafis u fidisay R\w ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay Ra’iisalwasaare ku-xigeenkii hore ee ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ahaana xidlhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka.

Read More
Somali News

Taliye Xijaar oo Dhuusamareeb kula kulmay madaxweynaha Galmudug

Muqdisho-KNN-Taliyaha Booliiska Soomaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa maanta  gaaray caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb iyadoo garoonka Ugaas Nuur  ay kusoo dhoweyeen Saraakiil, sarakiil xigeenno,.

Read More
Somali News

Khayre oo dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed ka bilaabay dalka Turkiga

Muqdisho-KNN-Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax madaxweynaha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gaaray dalka Turkiga. Khayre ayaa waxaa ku soo dhaweeyay dalka.

Read More
Somali News

Deni sheegay oo ka walaacsan in xiisadda maamulkiisa kala dhaxeysa shirkadda DPWorld saameeyo xiriirkooda Imaaraatka

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siiciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxa uu furay kalfadhiga 47aad ee Baarlamaanka maamulka Puntland Siciid Deni ayaa waxa uu.

Read More
Somali News

Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukunno ku riday rag ku eedaysan weerarkii Xabsiga Dhexe ee Xamar lagu qaaday

Muqdisho-KNN-Maxamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta go’aan ka soo saartay Kow iyo Toban Qof oo loo haysto weerar ka dhex  dhacay Xabsiga dhexe.

Read More