Day: October 25, 2020
Somali News

Musharax mucaarad ahaa oo ku guulaystay doorasho ka dhacday jasiirad Sishillis

Muqdisho-KNN- Musharaxii ka socday dhanka mucaaradka dalka Sishilis Wavel Ramkalawan  ayaa ku guulaystay doorashadii shalay dalkaas ka dhacday Guddiga doorashada Sishilis ayaa ku.

Read More
Somali News

Hogaamiye sare oo ka tirsanaa ururka Al-Qacida oo lagu dilay dalka Afghanistan

Muqdisho-KNN- Ciidamada amaanka dalka Afghanistan ayaa sheegay inay dileen sargaal sare oo ka tirsanaa hogaanka sare ee ururka Al-Qacida kaasi oo lagu magacaabi.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (25-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (25-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (25-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Ku dhawaad 20-qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Afghanistan

Kabul-KNN-Inta la xaqiijiyey 18-qofood ayaa ku geeriyootay halka tobonaan kalena ay ku dhaawacmeen qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay xarun waxbarasho oo ku.

Read More
Somali News

Madaxweyne Qoor Qoor oo war ka soo saaray doorashadii ka dhacday Gaalkacyo

Dhuusamareeb-KNN-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa soo dhaweeyay doorashada guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ee degmada Gaalkacyo, taas oo dhacday.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {25-10-2020}= Suuratu fussilat Darsigii5aad-Q{615}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (25-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Waare oo ku dhawaaqay xubnaha guddiyada doorashada ku metelaya HirShabeelle

Jowhar-KNN-Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hir-Shabeelle ku meteya guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo xalinta khilaafaadka. Xubnahan ayaa lagu magacaabay.

Read More