Day: October 25, 2020
Somali News

Deni oo maanta khudbad ka jeedi doona furitaanka Kalfadhiga 47-aad ee baarlamaanka Puntland

Garowe-KNN-Waxaa maanta lagu wadaa in uu xarunta baarlamanka maamulka Puntland ee magaalada Garowe uu ka furmo kalfadhiga 47-aad ee golaha wakiillada Puntland. Munaasabadda.

Read More
Somali News

Faransiiska oo u yeertay safiirkiisa Turkiga

Faransiiska ayaa wadatashi ugu yeeray safiirkiisa u fadhiya Turkiga, kadib markii uu Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan hadallo xanaf leh ku weerarray dhiggiisa Emmanuel.

Read More
Somali News

Madaxweyne Trump oo ololihiisa doorashada ku weeraray Joe Biden

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Sabtidii isu soo baxyo ballaaran ku qabtay saddaxda gobolka ee North Carolina, Ohio iyo Wisconsin, iyadoo ninka la.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (25-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xaliimo Yarey oo eedeyn u jeedisay D/goboleedyada dalabna u dirtay RW Rooble

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka  Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) ayaa ku xad gudub heshiis horay loo gaaray ku tilmaantay guddiyada ay.

Read More
Somali News

Maareeye oo qoraal xasaasi ah ka soo saaray kulan ay Muqdisho ku yeesheen siyaasiyiinta gobollada waqooyi

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayuu ku shaaciyey in galabta kulan looga tashanayey arrimaha doorashada.

Read More