Day: October 28, 2020
Somali News

Dadweynaha Tanzania oo u dareeray goobaha Cod bixinta ee doorashada dalkaas

Muqdisho-KNN-Shacabka ku nool dalka Tanzania ayaa u dareeray goobaha cod bixinta ee dalkaasi, si ay u soo doortaan, madaxweynaha dalkaasi xukumi doona Afarta.

Read More
Somali News

Dad lagu dilay Caabudwaaq iyo bandow lagu soo rogay

Caabudwaaq-KNN-Magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud waxaa maanta ka dhacay weerar lagu dilay laba qof oo shacab ah, kuwaas oo ka mid ahaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (28-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Sports

Bar Ciyaaraha 28 10 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Maxamad Dalal Maxamuud:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (28-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Banaanbaxyo ka bilaawday magaalooyin ay ka mid tahay Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa hadda ka socda banaanbaxyo xoog leh oo looga soo hor jeedo gefkii madaxweynaha dalka Faransiiska Macron.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {28-10-2020}= Suuratu Shuuraa Darsigii 2aad-Q{618}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo ka dhacay Waajid iyo Al-Shabaab oo mudo kooban la wareegay magaalada

Waajid-KNN-Wararka aan ka heleyno magaalada Waajid ee gobolka Bakool waxay sheegayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay xalay weerar xoog leh ku qaadeen garoonka diyaaradaha.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (28-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Banaanbaxyo waa weyn oo maanta ka dhacaya magaalooyin ay Muqdisho ku jirto

Muqdisho-KNN-Inta badan magaalooyinka waaweyn ee dalka Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa inay ka dhacaan banaanbaxyo looga soo hor jeedo gefkii madaxweynaha dalka Faransiiska.

Read More