Day: October 28, 2020
Somali News

Akhriso: Liiska baarlamaanka labaad ee HirShabeelle oo la shaaciyey

Jowhar-KNN-Waxaa xalay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle si rasmi ah looga dhawaaqay liiska xildhibaanada baarlamaanka labaad ee Hir-Shabeelle oo ka kooban 90.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (28-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

James Swan oo shaaciyey sababta uu tegay Dhuusamareeb iyo waxa uu kala hadlay Qoor Qoor

Dhuusamareeb-KNN-Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saaray kulankii magaalada Dhuusamareeb ku dhex maray wafdigii la socday Danjire James Swan iyo.

Read More
Somali News

Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay gefkii Emmanuel Macron

Culimada Soomaaliyeed ayaa si weyn caro uga muujiyay hadalka madaxweyana Faransiiska, Emmanuel Macron, kaddib dhacdadii lagu dilay macalinkii u dhashay dalkaas oo ardeydiisa.

Read More