Day: October 29, 2020
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (29-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dalka Faransiiska oo bandaw degdeg ah galay

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay bandaw labaad kaas oo soconaya ilaa iyo ugu yaraan dhammaadka bisha Nofeembar. Mr Macron wuxuu sheegay.

Read More
Somali News

Guddoomiye Mursal oo xukuumadda cusub ugu baaqay in ay dalka ay gaarsiiyeen doorasho

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee  Barlamaanka Soomaaliya oo xalay ka qeyb galay munaasabad looga mahadcelinayay anxisinta xukuumadda R/Wasaare Rooble ayaa.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay ka xun tahay “aflagaadeynta” Nebiga

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed,.

Read More