Day: October 29, 2020
Somali News

Mareykanka oo ka horyimid in haweeney ay hoggaamiso Ururka Ganacsiga Adduunka

Mareykanka ayaa ka soo horjeestay magacaabidda wasiirkii hore ee dhaqaalaha ee Nigeria inay hoggaamiso Ururka Ganacsiga Adduunka (WTO). Guddiga magacaabidda ee WTO ayaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (29-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maslax.

Read More
Sports

Bar Ciyaaraha 29 10 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Maxamed Dalal.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (29-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:- Maxamad Dalal.

Read More
Somali News

Q.M oo digniin kasoo saartay Ayax duulaan ku ah koofurta Soomaaliya

Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan Ayax duulaan ku ah gobolada koonfurta Soomaaliya,.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {28-10-2020}= Suuratu Shuuraa Darsigii 3aad-Q{619}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (29-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdulaahi {Suxeyf}:- Farsamadii:-Maxamad Dalal.

Read More
Somali News

AL-shabaab oo Xalay weeraray Saldhig Amisom ay ku leeyihiin Marka.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose..

Read More
Somali News Uncategorized

Dagaal u dhaxeeyay Soomaalida iyo Canfarta oo ka dhacay Ethiopia

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo u dhexeeyay soomaalida iyo canfarta ayaa waxaa uu  ka dhacay Dalka Itoobiya. Inta la xaqiijiyay 27 qof.

Read More
Somali News

Armenia iyo Azerbijan oo markale uu dagaal ka dhex qarxay

Dowladda Azerbaijan ayaa ciidamada Armeniya ku eedeysay iney dileen 21 qof oo rayad ah kaddib marki ay deegaan ka mid ah gobolka Nagorno-Karabakh.

Read More