Day: November 12, 2020
Somali News

Wasiir ka tirsan Puntland oo shaqo joojin lagu sameeyay.

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraad iyo Badda Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saaalax ayaa qorsheynaha in uu is-casilo saacadaha soo socda, sida ay ogaatay Puntland.

Read More
Somali News

Ciidamadda Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay lacag shiling somaali ah

Ciidamada amniga maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay lacag dhan 1 Bilyan oo shilin soomali ah iyo gaarigi waday oo ku socday Boosaaso..

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Sucuudiga

Tiro dad ah ayaa ku dhaawacmay qarax shaley ka dhacay goob lagu xusayay dagaalkii koobaad ee adduunka, munaasabaddan oo lagu qabtay magaalada Jiddah.

Read More
Somali News

Shiinaha oo cambaaray’yay xubno badan oo katirsanaa mucaaradka Hong Kong oo is casilay.

Dowladda Shiinaha ayaa cambaaray’say go’aanka ay isku casileen xubno badan oo katirsanaa mucaaradka ismaamulka Hong Kong. Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in ujeedka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (12-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobey oo ka hadashay xaaladda Tigray

Qaramada Midoobey waxay sheegtay inay ka walaacsan tahay xaaladda shacabka ku nool Tigray maadama aan la difaaceyn xilli uu socdo dagaalka u dhexeeeyo.

Read More
Somali News

Xiisada ka taagan gobolka Tigray-ga oo xoogeystay

Mas’uuliyiinta gobolka Tigray ayaa shacabka gobolkaas ugu baaqay inay isku diyaariyaan abaabul ay isaga dicaafayaan waxa ay ku tilmaameen “gardarrada cad” ee uga.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 12 11 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (12-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Cali Ibraahim Cabdulaahi {Suxeyf}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Dagaal beeleed goordhow ka qarxay Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka socda deegaanka Hol-dooyaale ee gobolka Mudug. Goobjoogayaal.

Read More