Day: November 12, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {12-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

DS oo war ka soo saartay muranka ka taagan guddiyada doorashooyinka dalka

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka hadlaya rrimaha doorashooyinka guud ee  dalka iyo guddiyadii dhawaan .

Read More
Somali News

Guddoomiyaha degmada Hodan oo qarax lagula eegtay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax ayaa fiidnimadii Caawa waxa uu ka dhacay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay afaafka hore ee.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {12-11-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdisataar.

Read More
Somali News

Itoobiya oo sheegtay inay la soo wareegtay gobolka Tigray

Muqdisho-KNN-Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa Khamiista maanta sheegay in milatariga dalkaasi ay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray, kaddib todobaad uu halkaasi dagaal culus.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee Ghana oo geeriyooday

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa dhintay isagoo 73 sano jir ah. Wararka ka imaanaya caasimadda Accra ayaa sheegaya in.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (12-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (12-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Sakariye.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (12-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Hirshabelle oo kulan deg deg ku yeelanaya Jowhar

Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay kulan deg deg ah ku yeesheen magaalada Jowhar ee gobolka shabeellada.

Read More