Month: November 2020
Somali News

Qaramada Midoobey oo ka digtay xiisad ku sii korodha Wadamada Bariga Dhexe

Muqdisho-KNN- Qaramada Midoobay ayaa ka digtay xiisadaha sii kordhaya ee bariga dhexe kadib dilkii loo gaystay Saynisyahankii ugu sareeyay Iran ee Nukliyeerka Mohsen.

Read More
Somali News

DS oo sheegtay in hawlgal ay ku dishay xubno Shabaab ah

Muqdisho-KNN- Saacadihii lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Geel-gub oo 10 km ujira degmada cadalle ee gobolka shabellaha dhexe.

Read More
Somali News

Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil ku fulisay Macalinkii dilaaga ahaa ee Ilka case iyo xubno kale

Muqdisho-KNN-Saakay fagaaraha dugsiga tababarka Booliska ee General Kaahiye waxaa lagu toogtay Maxamed Xaaji Axmed oo loo garan ogyahay Ilka case iyo saaxiibadiisa ee.

Read More
Somali News

Xiisadda dalalka Montenegro iyo Serbia oo mareysa meeshii ugu xumeyd

Muqdisho-KNN- Waxaa cirka isku sii shareeray xiisadda ka dhex taagan wadamada Montenegro iyo Serbia,taas oo hadda mareysay meeshii ugu sarreysay Wadamada Montenegro iyo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (29-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Kulan xasaasi ah oo madaxda ugu sareysa dalka ku dhex maray madaxtooyada

Muqdisho-KNN-Xogo hor dhac ah ayaa laga helayaa kulan xalay madaxtooyada Soomaaliya ku dhex maray Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble, Fahad Yaasiin iyo madaxweynaha.

Read More
Somali News

Milateriga Soomaaliya oo Sh/Dhexe ku dilay xubno Shabaab ah kuwo kalena nolosha ku qabtay

Cadale-KNN-Wararka aan ka helayno gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya  in duleedka degmada Cadale uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyey ciidamada xoogga dalka iyo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Iran oo si toos ah Israel ugu eedeeyey dilka saynisyahankoodii

Tehran-KNN-Madaxweynaha Iran, Xasan Ruuxaani, ayaa ku eedeeyey Israel in ay dishay saynisyahankii ugu sarreeyey khubarada nukliyeerka Iran Mohsen Fakhrizadeh, waxaanu intaa ku daray.

Read More
Somali News

Jeneraal Xuud sharaxaad ka bixiyey sababta uu ku diiday hoggaanka cusub ee HirShabeelle

Beledweyne-KNN-Iyadoo ay ka sii dareyso xiisadda ka taagan gobolka Hiiraan ee u dhaxeysa ciidmada dowladda federaalka iyo jabhad uu hoggaamiyo Jeneraal Abuukar Xaaji.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {28-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More