Month: November 2020
Somali News

Rooble oo cayaartoyda D/Shangaani guddoon siiyey Koobka degmooyinka G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir oo ay ku guuleysatay degmada.

Read More
Somali News

Wasaaradda waxbarashada oo cudur-daar ka bixisay khalad ka dhacay oo ay baahisay KNN

Muqdisho-KNN-Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa qiratay in manhajka cusub ee dhawaan ay soo daabacday uu ku baxay cabir qaldan oo laga qoray dheerarka badda.

Read More
Somali News

Kenya oo war rasmi ah ka soo saartay go’aanka ay Soomaaliya ku ceyrisay safiirkeeda

Nairobi-KNN-Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya ayaa qoraal ramsi ah kasoo saartay go’aankii dowladda Soomaaliya ay shalay ku cayrisay safiirkii Kenya u fadhiyey Muqdisho, uguna.

Read More
Somali News

Wasiirka arrimaha dibadda oo maanta kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya ee Kenya Tarsan

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya, Maxamuud Axmed.

Read More
Somali News

Maxkamadda ciidamada oo xukun ka soo saartay dilkii iyo kufsigii Ismahaan Bakaal

Beled-Xaawo-KNN-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya qeybteeda 27-aad ayaa maanta go’aan ka soo saartay eedeymaha seddax nin oo loo heysto dil iyo kufsi.

Read More
Somali News

TPLF oo shaacisay inay ciidamada DF ka soo riday diyaarad milatery

Ciidamada TPLF ee gobolka waqooyi ee Tigray ee dalka Ethiopia ayaa sheegtay inay soo rideen diyaarad militari, islamarkaana ciidamada federaalka dib uga qabsadeen.

Read More
Somali News

Ururrada bulshada rayidka oo war ka soo saaray hadallada xanafta leh ee mucaaradka iyo DF

Muqdisho-KNN-Ururrada bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ay ku cabireen xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka. Qoraalka.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka: Wada xaajood dambe kama furna heshiiskii doorashada Soomaaliya

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ay si wadajir ah u saareen AU, EU, IGAD, iyo UN kadib kulankii ay la yeesheen Madaxweynaha Puntland ayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (30-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Suuqyada ganacsiga Garowe oo maanta xiran iyo abaabulka banaanbaxyo oo ka socda

Garowe-KNN-Shacabka ku nool magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa saakay ku soo toosay iyadoo ay xiran yihiin inta badan goobihii ganacsiga iyo.

Read More