Month: November 2020
Somali News

Banaan baxyo lagu taageerayo DF Itoobiya oo gilgilay magaalooyin waaweyn oo ku yaalla dalkaasi

Muqdisho-KNN-Magaalada Adis Ababa ee caasimada u ah dalka Itoobiya, ayaa maanta waxaa ka dhacay bannaan baxyo waaweyn , kaas oo lagu taageerayo qabsashada.

Read More
Somali News

Midowga Musharaxiinta oo mar kale kulan ku yeeshay Muqdisho

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta markale kulan ku yeeshay hoteelka Jaziira ee magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa la sheegay in ay uga hadleen.

Read More
Somali News

Weerar lagu laayay dad shacab ah oo ka dhacay dalka Nigeria

Muqdisho-KNN-Koox dabley ah oo aan ilaa iyo hadda la garan haybtooda, ayaa dalka Nigeria waxa ay ku dileen dad Beelay ah. Dilkan ayaa.

Read More
Somali News

Cudurka COVID-19 oo ku soo Laba-Kacleeyay dalka Koonfur Afrika

Muqdisho-KNN-Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku soo Laba-kacleeyay xanuunka safmareenka ah ee Covid-19. 24kii Saac ee la soo dhaafey ayaa waxaa laga diiwaangeliyay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (29-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Shamis.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 29 11 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (29-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay kulankii RW Rooble iyo Qurbajoogta?

Muqdisho-KNN-Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray shir sanadle ah oo uu Rooble uga qeyb galay aaladda internetka..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (29-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Somali News

Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay inuu dhammaaday dagaalkii gobolka Tigray

Muqdisho-KNN- Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay inuu dhammaaday dagaalka gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda ay si buuxda ula wareegeen.

Read More