Day: January 3, 2021
Somali News

Askari ka tirsan DFS oo dad shacab ah ku dilay Beledxaawo

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu geystay.

Read More
Somali News

Xubno ka tirsan Aqalka Sanatka Mareykanka oo soo jeediyey dalab lidi ku ah Joe Biden

Washington-KNN-Xildhibaano ka tirsan Aqalka Golaha Sanatka Maraykanka ayaa diiday in la qabto munaasabadda uu xilka kula wareegayo madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe.

Read More
Somali News

Armenia oo sheegtay in jabkii ka soo gaaray dagaalkii ay la gashay Azerbaijan

Dowladda Armenia ayaa waxa ay soo tabisay in dagaalkii lixda todobaad socday ee ay sanadkii hore la gashay Azerbaijan ay uga dhinteen dad.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (03-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo safar ku tagay xerada Ballidoogle

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble  ayaa safar deg deg ah ku taggay xerrada Ballidoogle ee gobolka Shabeellaha hoose halkaa oo fariisin.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 03- 01- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :-{Barakaat} Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (03-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Baarlamaanka HirShabeelle oo maanta ka dooday qodob uga sii dari kara xiisada reer Beledweyne

Jowhar-KNN-Baarlamaanka maamulka HirShabeelle ayaa maanta dood adag ka yeeshay, sida laga yeelayo 17 xildhibaan oo la sheegay in ay ka dhiman yihiin wali.

Read More
Somali News

Ciidamada Danab oo G/Bay ka fuliyey howlgal lagu soo qabtay xubno Shabaab ah

Baydhaba-KNN-Ciidamada Guutada 16-aad ee Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo ka  sameeyeen degaano ka tirsan gobolka Bay,.

Read More
Somali News

Maxay yihiin tallaabooyinka ka dhanka ah Biden ee ay qaadayaan kooxda Trump?

Koox ka mid ah senetarrada Mareykanka ayaa sheegaya inay gaashaanka u daruuri doonaan inay caddeeyaan guusha uu doorashada ka gaadhay Joe Biden haddii.

Read More