Day: January 3, 2021
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {03-01-2021}= Suuratu {duur} Darsigii 1aad-Q{665}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (03-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Gen. Xuud oo shaaciyey mowqifkiisa maamulka cusub ee HirShabeelle

Beledweyne-KNN-Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa sheegay in loo baahanyahayin dhismaha maamulka HirShabeelle laga soo bilaabo hoos, isla markaana haatan uusan ka jirin.

Read More
News in English

Turkey strongly condemns ‘heinous attack’ in Somalia

Turkey strongly condemned a “heinous” terror attack targeting employees of a Turkish company that undertook the Mogadishu-Afgoye road construction and “contributes to the.

Read More
Somali News

Rooble “Waxaa xaqiiq ah in weerarada Al-Shabaab aysan ka hor istaagayn shacabka iyo DFS dib u dhiska dalka”

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku booqday isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho dhaawacyada howlwadeennadii ka shaqeynayay dhismaha waddada.

Read More
Somali News

Dad badan oo lagu laayey dalka Niger

Kooxo hubeysan oo looga shakisan yahay inay yihiin mintidiin Islaami ah ayaa weerartay laba tuulo oo ka tirsan dalka Niger, halkaasi oo ay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (03-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay weerar uu fuliyey nin ay ciidamada ammaanku Muqdisho ku toogteen

Muqdisho-KNN-Faahfaahino dheeraad ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar la sheegay inuu fuliyey nin ku hubeysnaa Bamo gacmeed oo xalay ka dhacay magaalada.

Read More