Day: January 5, 2021
Somali News

Maxaa looga hadlay kulankii Qoor Qoor iyo James Swan?

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha.

Read More
Somali News

Amiirka Qatar oo sanado kadib Sacuusiga uga qeyb galaya shirka dowladaha Khaliijka

Riyadh-KNN-Madaxda dawladaha ku jira golaha Khaliijka Carbeed ayaa ku kulmaya dalka Sacuudiga maanta ayadoo ay ka qeyb galayaan madax ka socota dalka Qatar.

Read More
Somali News

Faahfaahino laga helayo howlgallo dad badan lagu soo qabtay oo ka dhacay Jowhar

Jowhar-KNN-Ciidanka amniga ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay xaafadaha magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka HirShabeelle. Howlgalkaan oo.

Read More
Somali News

Maxaa salka ku hayaa bandowga mar kale lagu soo rogay dalka Ingiriiska?

London-KNN-Dowladda Ingiriiska ayaa amartay mar kale in dadka wadankaasi ay guryahooda joogaan waxaana la mamnuucay isku imaatinka bulshada si looga hortago faafitaan xaanunka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (05-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 005- 01- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :-{Barakaat} Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad :-{Daraja}

Read More
Somali News

Dhul gariir ku dhuftay Magaalada Boorama

Wararka ka imaanaya magaalada Boorama ayaa sheegaya in Dhul-gariir xoogan oo gabi ahaanba gil-gilay magaaladaasi, kaasi oo sameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (05-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Cabsi laga qabo inuu markale dib u dhac ku yimaado jadwalka doorashooyinka

5-ta bishan Janaayo 2021 ayaa ku eg waqtigii ay u qabteen Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee lagu muransan yahay in lagu qabto codsiyada.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo muddo kordhin u sameeyay ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya

Golaha Midowga Yurub ayaa dhaqan geliyay go’aan mudada loogu kordhinayo howlgalka Ciidamada Midowga Yurub ee ku sugan xeebaha Soomaaliya, iyadoo loogu daray muddo.

Read More