Day: January 5, 2021
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {05-01-2021}= Suuratu {najmi} Darsigii 1aad-Q{667}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed :-{Daraja}.

Read More
Somali News

DFS oo soo dhaweysay heshiiska Sacuudiga iyo Qatar

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaysay bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuweyt ee ku saabsan miro-dhalka dadaallada dib u heshiisiinta Boqortooyada Sucuudiga iyo dowladda.

Read More
Somali News

James Swan oo madaxda HirShabeelle kala hadlay xal u helida kacdoonka Beladweyne.

Wakiilka Qaramada Midoobey ee arimaha soomaaliya James Swan ayaa kulamo waxaa uu la qaatay  Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Gen..

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (05-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo lagu wado inuu kulan la qaato musharixiinta mucaaradka

Ra’iisul Wasaaraha soomaaliiya Maxamed Xuseen Rooble ayaa saacadaha soo socda ayaa la filayaa inuu kulamo la qaato qaar ka mid Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha,.

Read More
Somali News

Shirka Wadamada Khalijka oo maanta ka furmaya Dalka Sacuudiga

Shirka 41aad ee Golaha iskaashiga wadamada khaliijka ayaa maanta ka furmaya magaalada Calaa ee Dalka Sacuudiga. Dhaxal sugaha Dalka Sacuudiga Maxamed Bin Salman.

Read More
Somali News

Guddiga doorashooyinka oo la kulmay ku xigeenka safiirka Talyaaniga

Guddoomiyaha Guddiga laguu muransanyahay ee Doorashooyinka heer Federaal, Maxamed Xasan Cirro iyo xubno ka tirsan Guddiga, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Safiir.

Read More