Day: January 11, 2021
Somali News

Maamulka Israa’iil oo isku diyaarinaya weerarro laga digay

Israel ayaa habkeeda difaaca gantaallada gaysay koonfurta dalkaas, taasi oo lagu macneeyey taxaddar iyo isu-diyaarinta weerar ay ka cabsi qabto in lagu soo.

Read More
Somali News

Weerar askar lagu dilay oo ka dhacay duleedka Balcad

Balcad-KNN-Wararka aan ka heleyno duleedka magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, waxay sheegayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ka geysteen weerar lagu dilay askar.

Read More
Somali News

Xil ka qaadis ka dhan ah Trump oo laga dalbaday ku xigeenkiisa

Muqdisho-KNN-Afhayeenka Aqalka Wakiillada Maraykanka Nancy Pelosi ayaa cadaadis ku saaraysa madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence, in uu xafiiska ka saaro Donald Trump.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (11-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (11-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday askari horey u dilay qof shacab ah

Maxkamada ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cumar Muxudiin Maxamuud oo ka mid ah ciidamada xoogga dalka. Cumar.

Read More
Somali News

Shantii qof ee dhawaan laga afduubtay Maxaas oo madax furasho lagu sii daayay

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in  maanta la sii daayay  gaari  Sida Shan qof oo dhawaan lagu afduubtay deegaano hoostaga degmada.

Read More
Somali News

Itoobiya oo shaacisay in ay qabatay saraakiil ka tirsan TPLF

Dowladda Itoobiya tan iyo markii ay soo afjartay dagaalkii gobolka Waqooyiga ay kula gashay xoogagga Tigrayga, waxaa ay ku raad joogta sidii ay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {11-01-2021}= Suuratu { Raxmaan} Darsigii 2aad-{672}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More